Axmed Madoobe: “Waxaan ka digeynaa in la qabto doorasho hal dhinac ah”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Axmed Madoobe ayaa sheegay in go’aankii shalay ka soo baxay Xukuumadda Soomaaliya uusan aheyn mid u wanaagsan dalka,  ayna muhiim tahay in dib leysugu laabto lana diyaariyo hannaan raali laga wada … Continue reading Axmed Madoobe: “Waxaan ka digeynaa in la qabto doorasho hal dhinac ah”